๐Ÿšซ๐Ÿ’ป Maxaa Keenaya Dhalinyarada Soomaaliyeed Inay Ku Fashilmaan Kasbashada Online-ka?

Dhalinyarada Soomaaliyeed maanta waxay si dhab ah u xiiseynayaan inay lacag ka helaan internetka ๐Ÿ’ธ. Qaar waxay bilaabaan YouTube ๐ŸŽฅ, freelancing ๐Ÿ’ผ, dropshipping ๐Ÿ“ฆ, affiliate marketing ๐Ÿ“ฒ, ama crypto trading ๐Ÿช™ – laakiin nasiib darro, dad badan way ku fashilmaan ama wuu ka niyad jabaa dhowr bilood gudahood.


๐Ÿง  Su’aasha muhiimka ah: Maxaa sababa fashilka?


1️⃣ ⏳ Rajada Degdegga ah & Dulqaad La’aanta


Qof walba wuxuu rabaa in lacag uu helo asbuuc gudihiis ๐Ÿ’ต, adigoo aan xirfad xooggan lahayn. Laakiin kasbashada online-ku waxay u baahan tahay dadaal + dulqaad – natiijadu ma timaado habeenkiiba.


2️⃣ ๐Ÿงฐ Xirfad Dhab ah oo Aan Lahayn


Internet-ka lacag laguma helo adigoo “is leedahay waan iska bilaabayaa”. Waxaa lagaa rabaa xirfad gacantaada ku jirta sida:


๐ŸŽจ Graphic Design | ๐Ÿง‘‍๐Ÿ’ป Coding | ✍️ Qoraal | ๐ŸŽง Voice Over | ๐ŸŽฌ Video Editing


3️⃣ ๐Ÿšซ๐Ÿ“ฒ Raacista Fursado Been Abuur ah


"App-kan kusoo daa, $100 ayaad ku helaysaa!"

"24 saac lacag hel!"

Been bay tahay ❌. Qaar badan waxay ku dhacaan scam-yo oo u muuqda run, laakiin natiijadu waa niyad jab.


4️⃣ ❌๐Ÿงญ La’aanta Hanuun & Kalinimo Shaqo


Marka aad keligaa wax bilowdo, waxaad noqon kartaa mid aad uga wareera meesha laga bilaabo. Haddii aadan hanuun haysan, waxaad waqtiga ku dhumi kartaa marinka khaldan.


✅ Raadi mentor ama community fiican.



5️⃣ ๐Ÿ“‰๐Ÿ”‡ Suuq La'aan & Xiriir La’aan


Xirfadda aad baratay haddii aadan cidna tusin karin, sidee lacag ku heleysaa?

Freelancing sida Fiverr & Upwork waxay u baahan yihiin:


๐Ÿ“‚ Portfolio | ๐Ÿงพ Profile fiican | ๐Ÿ—ฃ️ Isgaarsiin wanaagsan



6️⃣ ๐Ÿš€๐Ÿ“ La’aanta Qorshe Joogto ah


Qofka maanta affiliate bilaaba, berri YouTube u wareega, asbuuc kadibna crypto isku dayo – ma gaarayo meel. ✅ Hal meel ku sugow, joogteey, una qorshee horumar.

✅ Gunaanad:


Internetku waa fursad dhab ah, laakiin:


๐Ÿšซ Looguma talagelin qof doonaya lacag degdeg ah

๐Ÿšซ Looma siiyo qof aan xirfad haysan

๐Ÿšซ Kama faa’iidaysto qof aan lahayn qorshe iyo dulqaad


๐ŸŽฏ Haddii aad rabto inaad guuleysato, bar xirfad, samee qorshe, dulqaado – guusha wuu kuu dhow yahay!


✍️ Qore: KasboOnline Team

๐Ÿ“Œ La soco qoraalladeena kale ee ku saabsan online-ka, fursadaha shaqo, iyo xirfado lagu kasbado 2025 ✅



Comments